Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 31:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas qalbigayga haddii qarsoodi loo sasabtay, Oo anoo caabudaya aan afkayga gacanta ugu dhunkaday,

Ayuub 31

Ayuub 31:25-32