Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 30:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Laakiinse haatan waxaa igu majaajilooda kuwa iga da' yar Oo aan aabbayaashood quudhsan jiray inay xataa la fadhiistaan eeyaha adhigayga.

2. Nimanka xooggoodu dhammaaday Itaalka gacmahoodu muxuu ii tarayaa?