Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 29:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan huwan jiray xaqnimo, oo iyana dhar bay ii noqon jirtay, Oo caddaaladdayduna waxay ii ahaan jirtay sida khamiis iyo cimaamad oo kale.

Ayuub 29

Ayuub 29:11-15