Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 28:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu god dheer ayuu ka qodaa meel ka fog meesha dadku deggan yahay. Iyaga waxaa illooba qofka ag mara; Oo waxay ka laallaadaan meel dadka ka fog, oo hor iyo dib bay u ruxmadaan.

Ayuub 28

Ayuub 28:3-10