Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 28:24-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Waayo, isagu wuxuu fiiriyaa dunida darfaheeda, Oo wuxuu u jeedaa inta samada ka hoosaysa oo dhan,

25. Markuu dabaysha miisaamo, Oo uu biyahana qiyaaso.

26. Markuu roobka qaynuun u sameeyey, Oo uu hillaaca onkodkana jid u sameeyey,

27. Ayuu arkay, oo ka hadlay, Oo intuu adkeeyey ayuu weliba baadhay.