Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 28:23-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Ilaah ayaa jidkeeda garanaya, Oo isagaa meesheeda yaqaan.

24. Waayo, isagu wuxuu fiiriyaa dunida darfaheeda, Oo wuxuu u jeedaa inta samada ka hoosaysa oo dhan,

25. Markuu dabaysha miisaamo, Oo uu biyahana qiyaaso.

26. Markuu roobka qaynuun u sameeyey, Oo uu hillaaca onkodkana jid u sameeyey,