Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 28:22-24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

22. Halligaadda iyo Dhimashadu waxay leeyihiin, Dhegahayaga ayaannu warkeeda ku maqalnay.

23. Ilaah ayaa jidkeeda garanaya, Oo isagaa meesheeda yaqaan.

24. Waayo, isagu wuxuu fiiriyaa dunida darfaheeda, Oo wuxuu u jeedaa inta samada ka hoosaysa oo dhan,