Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 27:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo haddana Ayuub ayaa hadalkiisii sii waday, oo wuxuu yidhi,

2. Waxaan ku dhaartay Ilaaha nool oo xaqayga iga qaaday, Kaasoo ah Ilaaha Qaadirka ah oo naftayda dhibay;