Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 23:15-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Sidaas daraaddeed ayaan hortiisa uga naxaa, Oo markaan ka fikiraba waan ka baqaa isaga.

16. Waayo, Ilaah ayaa qalbigayga itaal darreeyey, Oo Ilaaha Qaadirka ah ayaa iga nixiyey,