Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagaad u tukan doontaa, oo isna wuu ku maqli doonaa, Oo adna waxaad bixin doontaa waxyaalihii aad nidartay.

Ayuub 22

Ayuub 22:25-30