Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo toddoba maalmood iyo toddoba habeen ayay isagii dhulka la fadhiyeen, oo midkoodna eray keliya kuma odhan, waayo, waxay arkeen inuu aad iyo aad u xanuunsanayo.

Ayuub 2

Ayuub 2:11-13