Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 18:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Waayo, isagu wuxuu cagta gashadaa shabag, Oo wuxuu ku kor socdaa dabin.

9. Waxaa isaga cedhibta ku dhegi doona dabin, Oo qool baana qabsan doona.

10. Waxaa dhulka ugu qarsan siriq, Oo jidkana waxaa u yaal dabin.