Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War waa adiga xanaaq daraaddiis isla jeexjeexayaye Dhulka ma daraaddaa baa looga tegayaa? Mase dhagaxa ayaa meeshiisa laga rujinayaa?

Ayuub 18

Ayuub 18:1-14