Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 16:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Ayuub u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,

2. Anigu waan maqlay waxyaalo badan oo caynkaas ah. Idinku dhammaantiin waxaad tihiin qalbiqabowjiyayaal qalqalloocan.

3. Hadal dabayl ahu miyuu dhammaadaa? Balse maxaa kaa dhirfinaya oo aad u jawaabaysaa?