Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hahe bal maad She'ool igu qarisid, Oo bal maad meel qarsoon igu haysid ilaa cadhadaadu dhaafto, Oo bal maad wakhti go'an ii qabatid, oo aad i soo xusuusatid!

Ayuub 14

Ayuub 14:10-14