Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 13:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Bal eega, waxan oo dhan ishaydu waa aragtay, Dhegtayduna waa maqashay oo way garatay.

2. Wixii aad taqaaniin, anna waan aqaan sidoo kale, Anigu idinkama liito innaba.