Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 12:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi,

2. Shakila'aan waxaad tihiin dadkii, Oo xigmad baa idinla dhiman doonta.

3. Laakiinse aniguba waxgarasho baan leeyahay sidiinna oo kale, Oo weliba idinkama aan liito. Bal waxyaalahan oo kale kan aan garanaynu waa ayo?