Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilashiisii way tegi jireen, oo midkood kastaaba maalintiisa ayuu gurigiisa diyaafad ku samayn jiray, oo waxay u cid direen oo u yeedheen saddexdii gabdhood oo walaalahood ahaa inay wax la cunaan oo wax la cabbaan aawadeed.

Ayuub 1

Ayuub 1:1-14