Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 1:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu yidhi, Anigoo qaawan baan uurkii hooyaday ka soo baxay, oo haddana anigoo qaawan baan halkaas ku noqon doonaa. Rabbigaa wax i siiyey, oo haddana Rabbigaa iga qaatay, ammaan waxaa leh magaca Rabbiga.

Ayuub 1

Ayuub 1:11-22