Kitaabka Quduuska Ah

2 Timoteyos 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa iman doona wakhti aan dadku u adkaysan doonin cilmiga runta ah, laakiinse iyagoo dheguhu cuncunayaan ayay waxay u urursan doonaan macallimiin siday damcaan;

2 Timoteyos 4

2 Timoteyos 4:1-10