Kitaabka Quduuska Ah

2 Timoteyos 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbiga ayaa iskay garab taagay, oo xoog i siiyey, inaan farriinta dadka oo dhan wada gaadhsiiyo oo ay dadka aan Yuhuudda ahayn wada maqlaan; oo waxaa layga samatabbixiyey afkii libaaxa.

2 Timoteyos 4

2 Timoteyos 4:10-22