Kitaabka Quduuska Ah

2 Timoteyos 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan kugu amrayaa Ilaah hortiis iyo Ciise Masiix oo xukumi doona kuwa nool iyo kuwii dhintayba hortiisa, oo waxaan kaloo kugu amrayaa muuqashadiisa iyo boqortooyadiisa,

2 Timoteyos 4

2 Timoteyos 4:1-3