Kitaabka Quduuska Ah

2 Timoteyos 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed haddii nin iska daahirsho kuwan, kaasu wuxuu ahaan doonaa weel sharaf leh, oo quduus laga dhigay, oo sayidka wax u tara, oo shuqul kasta oo wanaagsan loo diyaariyey.

2 Timoteyos 2

2 Timoteyos 2:13-26