Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 9:13-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Caddaynta adeegiddan aawadeed, waxaa Ilaah loo ammaanaa addeeciddiinna markaad qirataan injiilka Masiix, iyo deeqsinimada markaad la wadaagtaan iyaga iyo dadka kale oo dhan.

14. Way idiin duceeyaan, wayna idiin xiisoodaan nimcada aad u badan ee Ilaah ee idinku jirta aawadeed.

15. Ilaah baa mahad leh hadiyaddiisa aan la sheegi karin aawadeed.