Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo keliyana ma aha, laakiin isagu waa kii ay kiniisaduhu ka dhigeen inuu nala socdaalo hadiyaddan aawadeed tan aannu uga adeegno Rabbiga ammaantiisa aawadeed iyo in la arko diyaarnimadayada.

2 Korintos 8

2 Korintos 8:12-23