Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddana waan ku farxayaa, mana aha inaad si kale u calool xumaateen, laakiin inaad u calool xumaateen toobadkeenidda, waayo, waad u calool xumaateen sida Ilaah doonayay, inaanad waxba xaggayaga ku khasaarin.

2 Korintos 7

2 Korintos 7:1-11