Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa aawadeed waa lana dhiirrigeliyey. Dhiirrigeliskii aad na dhiirrigeliseenna farxad ka sii badan ayaannu ku faraxnay, farxadda Tiitos aawadeed, waayo, dhammaantiin ruuxiisaad nasiseen.

2 Korintos 7

2 Korintos 7:9-16