Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Macbudka Ilaah sidee buu ula mid yahay sanamyada? Waayo, innagu waxaynu nahay macbudka Ilaaha nool, siduu Ilaah yidhi, Iyaga waan dhex joogi doonaa, waanan dhex socon doonaa, Ilaahoodaan ahaan doonaa, oo iyaguna dadkaygay ahaan doonaan.

2 Korintos 6

2 Korintos 6:8-17