Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 5:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuweenna taambuuggan ku jiraa waynu taahnaa, innagoo layna culaysiyey, ma aha inaynu doonayno in layna qaawiyo, laakiin in layna huwiyo, si ay noloshu u liqdo waxa dhimanaya.

2 Korintos 5

2 Korintos 5:1-12