Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 5:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin wax waliba waa xagga Ilaah kan inagula heshiiyey Masiix, oo na siiyey adeegidda heshiisnimada,

2 Korintos 5

2 Korintos 5:13-20