Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaynu og nahay, haddii gurigeenna dhulka ee taambuug ahu uu dumo, inaynu Ilaah xaggiisa ku leennahay dhismo, mana aha guri gacmo lagu sameeyey, waase mid jannooyinka weligii ku jira.

2 Korintos 5

2 Korintos 5:1-10