Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku waxaad tihiin warqaddayada ee qalbigayaga ku qoran, tan ay dadka oo dhammu garanayaan oo akhriyaan,

2 Korintos 3

2 Korintos 3:1-3