Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 3:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin dhammaanteen innagoo aan indho shareernayn, ammaanta Rabbiga ayaynu arkaynaa sidii oo muraayad lagu arko, oo isu-ekaanta ayaa laynoo roogayaa, ammaan ilaa ammaan, sida tan xagga Rabbiga Ruuxa ah ka timaada.

2 Korintos 3

2 Korintos 3:12-18