Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 13:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadda waxaannu Ilaah ka baryaynaa inaydnaan wax shar ah samayn, mana aha inaannu annagu u muuqanno sidii kuwo loo bogay, laakiinse waa inaad idinku samaysaan waxa wanaagsan, in kastoo aannu nahay sidii kuwo aan loo bogin.

2 Korintos 13

2 Korintos 13:1-8