Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii horaan idhi, haddana waan leeyahay; sidaan idinku idhi markii labaad oo aan idinla joogay, ayaan haatanna anoo idinka maqan ku leeyahay kuwii hadda ka hor dembaabay iyo inta kale oo dhanba in haddaan mar kale imaado, aanan u tudhayn iyaga,

2 Korintos 13

2 Korintos 13:1-4