Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ugu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Nabadgelyo. Qummanaada, dhiirranaada, isku fikir ahaada, nabad ku jooga, oo Ilaaha jacaylka iyo nabaddu wuu idinla joogi doonaa.

2 Korintos 13

2 Korintos 13:4-14