Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haatan waxaad u malaynaysaan inaannu iska kiin daafacayno. Ilaah hortiisa waxaannu u hadlaynaa sida kuwo Masiix, oo gacaliyayaalow, wax kastaba waxaannu u samaynaa si aad u dhisantaan.

2 Korintos 12

2 Korintos 12:13-21