Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaan idinla joogay oo aan wax u baahnaa, ninna culays kuma aan hayn, waayo, walaalihii markay Makedoniya ka yimaadeen waxay ii dhammaystireen waxaan u baahnaa, oo si kastana waan isu celiyey si aanan idiin culaysin, waanan isa sii celin doonaa.

2 Korintos 11

2 Korintos 11:1-15