Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 11:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan samaynayo, waan sii samayn doonaa, inaan ka gooyo waxay kuwa doonaya inay wax ku faanaan ku faani lahaayeen, in waxay ku faanaan loo garto inay sidayada oo kale yihiin.

2 Korintos 11

2 Korintos 11:3-19