Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuma dhacno inaannu isku tirinno ama isu ekaysiinno kuwa is-ammaana. Laakiin iyaga qudhooda oo isku qiyaasaya qudhooda oo isu ekaysiinaya qudhooda waa garaadlaawayaal.

2 Korintos 10

2 Korintos 10:7-18