Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Wiilka Ilaah oo ah Ciise Masiix, ee aannu aniga iyo Silwanos iyo Timoteyos dhexdiinna kaga wacdinnay, ma ahayn Haah iyo Maya, laakiin xaggiisa waa Haah.

2 Korintos 1

2 Korintos 1:12-23