Kitaabka Quduuska Ah

2 Butros 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse maalinta Rabbigu waxay u iman doontaa sida tuug oo kale; maalintaas oo ay samooyinku baabbi'i doonaan iyagoo sanqadh weynu ka yeedhayso, oo waxyaalaha abuuranna iyagoo gubanaya ayay baabbi'i doonaan. Dhulka iyo shuqullada ku jirana waa la gubi doonaa.

2 Butros 3

2 Butros 3:1-14