Kitaabka Quduuska Ah

2 Butros 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu kuwaas inagu siiyey ballamadiisa qaaliga ah oo aad iyo aad u waaweyn, inaad kuwaas ku noqotaan kuwo ka qayb qaata dabiicadda Ilaah, idinkoo ka baxsaday kharribaadda dunida ku jirta ee ku timid damaca jidhka.

2 Butros 1

2 Butros 1:1-7