Kitaabka Quduuska Ah

2 Butros 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaynu haysannaa hadalka nebiyadii sii sheegeen, oo aad loo sii xaqiijiyey, oo waad ku wanaagsan tihiin inaad u fiirsataan hadalkaas sida laambad meel gudcur ah ka ifaysa, ilaa waagu beryayo oo xiddigta waaberi qalbigiinna ka soo baxdo,

2 Butros 1

2 Butros 1:13-21