Kitaabka Quduuska Ah

2 Butros 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Annagu ma aannu raacin sheekooyin khiyaano lagu hindisay, markii aannu idin ogeysiinnay xoogga iyo imaatinka Rabbigeenna Ciise Masiix, laakiinse waxaannu ahayn markhaatiyaal indhaha ku arkay weynaantiisa.

2 Butros 1

2 Butros 1:12-21