Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 6:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kuwa doonaya inay taajir noqdaan, waxay ku dhacaan duufsasho iyo dabin iyo damacyo badan oo nacasnimo ah waxyeellona leh, oo dadka ku hafiya baabbi'in iyo halaag.

1 Timoteyos 6

1 Timoteyos 6:2-19