Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kaasu waa kibirsan yahay, oo waxba garan maayo. Wuxuuna u jeellan yahay su'aalo iyo hadal-iskuqabasho, waxaana ka yimaada hinaaso iyo dirir iyo cay iyo tuhun xun,

1 Timoteyos 6

1 Timoteyos 6:1-14