Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii sayidyo rumaysan lahu yaanay quudhsan, maxaa yeelay, waa walaalo; laakiin ha u adeegeen intay quudhsan lahaayeen, maxaa yeelay, kuwa shuqulkooda wanaagsan ka faa'iidaa waa kuwa rumaysan oo la jecel yahay. Dadka waxyaalahan bar oo ku waani.

1 Timoteyos 6

1 Timoteyos 6:1-12