Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 6:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse adigu, nin yahow Ilaah, waxyaalahan ka carar; oo raac xaqnimada, iyo cibaadada, iyo iimaanka, iyo jacaylka, iyo dulqaadashada, iyo qabownimada.

1 Timoteyos 6

1 Timoteyos 6:3-20