Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 5:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin haddii naag carmal ahu carruur leedahay ama carruurteedu ay carruur leedahay, iyagu marka hore ha barteen inay dadkooda si cibaado leh kula macaamiloodaan, waalidkoodna u cawilceliyaan, waayo taasu way wanaagsan tahay, waana mid Ilaah aqbali karo.

1 Timoteyos 5

1 Timoteyos 5:1-13